Hambalyo Xildhibaan Barkhad Jaamaca
Hambalyo iyo guul baan kuu rajaynaynaa
Bahda HNN waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaan u rajaynaynaa inuu xilkan cusub ku guto si hufan, daacadnimo iyo karti leh, isla markaana uu wax badan ka qabto horumarinta warbaahinta iyo isgaadhsiinta dalka.
Hambalyo iyo guul baan kuu rajaynaynaa